Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Somaliland Oo Noqotay Dawladda Kelliya Ka Bedbaaday Qalalaansaha Iyo Dufaannada Isbedal.

Somaliland Oo Noqotay Dawladda Kelliya Ka Bedbaaday Qalalaansaha Iyo Dufaannada Isbedal”
Madaxwaynaha Somaliland ee muddo ka yar sanadka dalka xukumayay ayaa ku guulaystay inuu ka gaashaanto duufannada isbadallada iyo qalaanlasaha geeska Afrika ka bilaabmay, Isagoo dalka heegan galiyay ciidamada amaanka duwan iyo xuduudaha dhamaantoodba, waxaa kale oo uu go’aan wanaagsan ka gaadhay qalaanlasaha kililka ka dhacay isagoo howl galiyay ha’yadda barakacayaasha iyo dib u dajinta, si haddii qaxoonti dalka soo galaan, loo soo dhaweeyo siduu sheegay guddoomiyaha hay’addaasi mudane Xinif waxaa kaloo madaxwaynuhu shacbiga u sheegay in la ilaaliyo qoomiyada oromada oo dagaal ka dhexeeyo baryahan danbe sida ka dhacday Jabuuti iyo Soomaaliya arrimo aargoosiya oromada, laguu gaystay haddaba dalka aan la aqoonsan ee noqday laambad ka dhex iftiimaysa geeska africa xaga dimuqradiyada iyo hirgalin xusbiyo badan iyo

doroshoyin. Shacbigu codeeyo iyadoo dalalka jarkeda aanay awoodin doorosho shacbigu shanti sanaba ciday rabaan doortaan ayaa haddana beesha calaamku aanay wali aqoonsan. Haddaba madaxwayne Muuse markay isagoo ku cusub iyo isbadaladu wada kulmeen siduu uga gashantay.

Madaxwsyne Muuse khibrad waynu u leeyahay siyaasada geeska Mudana kusoo dhexjiray isagoo adegsanaya sideganansha ay uu arintan uwaday iyadoo dadbadani mudadan danbe lahayen siyasadi muse ee dibadu way isxidhay ayaa waxaa inoo soo muqata inuu muse talaboyin wayeel wado kuwasoo midha dhalkodu muqdo.

Qalinkii Axmed Gobanimo

Hargeysa, Somaliland

 

%d bloggers like this: