Hargeisa-Munaasibad Loo Qabtay Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka oo Soo Agaasintay Dallada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo.

Xuska maalinta dhalinyrada aduunka ayaa siwayn looga xusay guud ahaan Somaliland

Waxaana Munaasibad Balaadhan Oo Loo Qabtay Soo Agaasintay Dallada Ay Ku Bohoobeen Dhalinyarada Somaliland.XUSKA

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;