Baabuurta Somaliland Oo Yeelan Doonta Sumad Cusub Iyo Wasiirka Gadiidka Oo Faah Faahiyey + [Muuqaal ]

Hargeysa (GNN)Wasiirka Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Md Cabdilaahi Abokor ayaa waxaa uu faah faahiyey sumad cusub oo loo sameynaayo gadiidka Somaliland , waxaana uu sheegay in sumadaasi ay muddo lix bilood ah qofkii awooda uu ku bedelan doonto tan uu hada haysto waxii lix bilood ka danbeeyna ay qasab noqon doonto,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET