Daawo Ardaygii Reer Gabiley Ee Kaalinta Shanaad Ka Galey Imtixaanka Shahaadiga Somaliland Oo Wareysi Lala Yeeshay

Gabiley(GNN)Cabdi Xakiin Mataan Diiriye Waa Ardaygii Kaalinta Shanaad Ka Galey Imtixaanka Shahaadiga AH Ee Dugsiga Sare,Waxa Uu Kor Uqaadey Sumcada Iyo Sharafka Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Guud Ahaanba Gobolka Gabiley Bulshada Gobolka Gabiley Waxey U Arkaan Halyey Soo Nooleeyay Hanaankii Waxbarashad Gobolkaa,Cabdi Xakiin Mataan Diirye Ayaa Mar Uu Uwaramy Shabakada Gabiley.NET Waxa Uu Sharaxaad Ka Bixiyay Dareenkiisa Ku Aaad Sida Uu U Arko Kaalinta Uu Galey,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET