Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Daawo Barnaamijka Tixraaca Wararkii Ugu Saameynta Badnaa Gobolka Gabiley Oo Warbixino Laga Diyaariyay

Gabiley(GNN)Qaar Ka Mida Warbaahinta Ayaa Isku Xilsaaay In Ay Tixraac Ku Sameeyaan Wararka Ugu Saameynta Badan Ee Buslahda Gobolka Gabiley Ku Reeba Raadka Waxana Maanta Barnaamijkan Ku Daawan Doontaan Wararkii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Todobaadkan Ka Dhaca Gobolka Gabiley Sido Kale Waxad Ku Daawan Doontaan Wararkii Ugu Doorka Roona Wararka Caalamka Iyo Kuwa Ciyaaraha,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

SOO DIYAARIYE WARIYE JACFAR CAWIL HERERI

%d bloggers like this: