Daawo-Dugsiyada Nuuradiin Secondray Oo Ku Guuleystay Tobanka Kaalmood ee Ugu Sareeya Imtixaanka Shahaadiga Ah ee Dalka.

Hargeisa(GNN):-Dugsiyada Sare ee Nuuradiin Schools oo Kamida Dugsiyada Gaarka ah ee Aad Loo Xiiseeyo Tayada iyo Nidaamkooda Waxbarasho ee Dalka, Ayaa Sanadkana Kaalmaha ugu Sareeya Ku Guuleystay  Imtixaanka Shahaadiga ah  Dugsiyada Sare ee Dalka.

Waxaana Xusid Mudan In Cabdi Baasid Cabdirisaaq Cawil Jaamac Wuu noqday  Ardeygii Kaalinta Koowaad Ka Galay Guud Ahaan Imtaxaankii Somaliland Gaar Ahaan Fasalada Afraad Ee Dusgiyada Sare .

Halkan Ka Daawo. Maamulka iyo Masuuliyiinta Dugsiyadaasi Oo Ka Waramay Guulaha Ardaydaasi Gaadheen.

ARDAYGII UGU SAREEYEY IMTIXAANKA DALKA DUGSIYADA SARE OO NOQDAY NURADIN SCHOOLS.