Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Daawo-Sheekh Aadan Maxamuud Xiirey “Aadan Siiro” Oo Dardaaran Taabtay Quluubta Dadka U Jeediyey Xukuumada iyo Bulshada Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Sh Aadan Maxamuud Xiirey Aadan Siiro oo Kamida Culimada Faro Ku Tiriska Ah ee Somaliland Ayaa Ka Waramay Maraaxilkii uu la Soo Maray Xabaalaha Dadka lagu aaso ee Waqooyinga Magaalada Hargeisa ee “Baqiic” isagoo Dhanka kale Bulshada iyo Xukuumada u Diray Talooyi is huwan oo ku Taxaluqa Wax Wada Lahaanshaha iyo Walaalnimada.

Halkan Ka Daawo Dardaaranka Sheekha oo Ka Dul Hadlayey Aaska Alle Ha U Naxariistee Marxuum Jaamac Nuur Xassan.

%d bloggers like this: