Daawo-“Somaliland Musuqmaasuqu Waxa Uu Gaadhay Ilaa Masaajidadii”..Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa.

Hargeisa(GNN):-Daawo-“Somaliland Musuqmaasuqu Waxa Uu Gaadhay Ilaa Masaajidadii”..Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Sheegay Sidaasi.

Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Ka Hadlayey Madal Loo Qabtay Agaasimeyaasha Wasaaradaha Dalka oo lagaga Hadlayey islamarkaana Lagu Tababarayey Sidii Loola Dagaalami lahaa aafada musuqmaasuq ayaa Sheegay In Guud ahaa Dalka Somaliland uu wakhtigan marayo Musuqmaasuqu meel aad u saraysa islamarkaana uu gaadhay xataa Masaajidadii Lagu cibaadaysanayey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Xildhibaanka Oo Ka Hadlaya Arrimahaasi.

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network Office

Contactgabileynews@gmail.com