Daawo-Xaflad Balaadhan Oo Loo Qabtay Furitaanka Dugsiyada Sare Salaam+Abaal Marin La Gudoonsiiyey Ardaydii Guulaha Ka Keenay Imtixaankii Dalka.

Hargeisa(GNN):-Munaasibadan Balaadhan Oo Maanta Ka Dhacday Gudaha Caasimada Hargeisa Ayaa Loo Qabtay Furitaanka Sanad dugsiyeedka Dugsiyada Sare ee Salaama Sidoo Kale Waxaa Xafladan Qayb weyn Ka Ahayd Xusitaanka iyo Abaalmarinaha Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Sare ee Dalka Somaliland.

Ardayga Dugsiyada Salaama Schools
Abaalmarinta ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixaankii Dalka jsl

Halkan Ka Daawo Maamulka Guud Ee Dugsiyada Salaama Oo Ka waramay Taariikhda ay Soo Mareen Dugsiyada Salaama iyo Tacliinta Tayada Wanaagsan ee ay bixiyaan.Sidoo Kale Waxaa Iyaguna Halkaasi ka Hadlay Madax Ka Socotay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare iyo Martisharaf kale.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Hargeisa Office.