Deg-Deg-“Xukuumada Waanu Taageeraynaa”..Siyaasi Duur Oo Fariin Sarbeeban u Diray Saxiibadiisii Waddani.

Deg-Deg-“Xukuumada Waanu Taageeraynaa”..Siyaasi Duur Oo Fariin Sarbeeban u Diray Saxiibadiisii Wddani.
Siyaasiga Maxamed Nuur Caraale Duur Oo kamid ahaa Wafti uu Horkacayo Madaxweynu Ku Xigeenka Somaliland Oo Caawa Fiidkii Kusoo Laabtay Dalka Somaliland Ayaa Fariin Xanbaarsan Jawaab celi u Diray Saaxibadiisii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Waxaanu Cadeeyey In Talaabooyin uu madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Horseed u ahaa uu Ku Talaabsaday intii Ay Ku Sugnaayeen Dalka Sucuudiga yihiin Kuwo Mudan In lagu Taageero Xukuumada Somaliland.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.