Dhegayso: Silsilada cusub ee Kuwa Nool Ergo U Diro oo jawaab u ah Maansadii Awliyo Allaay Adeeg ee Cabdi-Qays

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Maansadda cusub ee uu furay Abwaan Axmed Aw Geedi (Dheeraad), taas oo jawaab u ah Maansadii Abwaan Cabdi-Qays ee Awliyo Allaay Adeeg.