“Madaxweynuhu Xaalada Dalka Wuu Iska Daawanayaa ….” Musharax Ku Xigeenka Xisbiga Ucid + [Muuqaal ]

Hargeysa (GNN) Musharax ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu sheegay in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisu ay u muuqdaan kuwo iska daawanaya xaalado adag oo uu sheegay in uu dalku maanta Maraayo,

HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET