Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Iminka Hadley Iyo Arimaha Uu Ka Hadley +[ Muuqaal ]

Hargaysa(GNN)Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaanka guud ee beelaha Somaliland oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu hanbalyo iyo bogaadin u diray gudoomiyaha xisbiga maamulka Soomalida Itoobiya haya iyo madaxweynaha CusubSido kale Suldanka ayaa waxaa uu si adag uga Hadley colaada ka soo cusboonatey koonfurta gobalka Sool,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET