Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Soo Xidhay Kulamo Maamulayaasha Kastamada Dalka Lagu Barayey Qorsheyaasha Dakhli Ururinta Qaranka.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi Ayaa Maanta Usoo Xidhay Kulan Mudo laba  Cisho ah u Socoday Maamulayaasha kastamada Dalka, Kulankaas oo ahaa Aqoon Korodhsi Dhinaca Cashuuraha iyo Dakhli Soosaarka Dalka Kor Loogu Qaadayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan oo Faahfaahsan.