Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex Oo Loo Magacaabay Tababare Cusub

Hargeysa(GNN):-Isuduwaha wasaarada ciyaaraha ee gobolka Maroodi Jeex Cabdiraxmaan Jaamac Rooble ayaa tababare cusub u magacaabay xulka kubada cagta ee gobolka Maroodijeex.

war saxaafadeed uu soo saaray isuduwe Cabdiraxmaan Jaamac Rooble ayuu ku sheegay inuu xilka tababaraha xulka gobolka Maroodijeex u magacaabay Axmed Cali Ismaaciil oo hore u soo tababaray kooxo ka mid ah kuwa heerka koowaad ee caasimada Hargeysa.

war saxaafadeedka isu duwa Cabdiraxmaan Jaamac Rooble ayaa u dhignaa sidan

No automatic alt text available.

 

GABILEY.NET