Hargeysa (GNN):- Afhayeenka ciidanka Booliska
Somaliland oo goor dhaweyd warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu shaaciyey dhacdo dalka ku cusub oo xalay ka dhacday deeganka Faro Weyne taas oo ah reer gurigooda lagu shubay 5 cagadood oo shidaal ah kadib-na la rasaaseeyey oo la gubey , waxaana uu sheegay in arintaasi ay u soo qabteen hal eedeysane
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILAY.NET