” Catoosh Baga Ayaa BBC-da Looga Eriyey Waxuu Ahaa Kuwii Meesha Qaribay …” Faysal Cali Waraabe + [Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in BBC-da laga eriyey Wariye Cabdirisaaq Catoosh isla markaana waxaa uu ku tilmaamay wax lagu farxo maadama oo uu ku eedeyey in uu ahaa Wariyayaashii BBC-da Qaribay waa sida uu hadalka u dhigaye,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/TmjRDxuEm5o

GABILEY.NET