Daawo gudoomiye faysal cali waraabe oo Xukuumada u soo jeediyay inay Dibu Habayn Ku Samayso Siyaasada Amuuraha Dibada

Hoos Ka Daawo gudoomiye faysal cali waraabe oo hadalo gubaabo ah ka jeediyey shirka Guulaha iyo Caqabadaha  ee Maanta Ka Furmay Hargaysa