Daawo-Gudoomiyeha Ku Meelgaadhka Ee Xisbiga Waddani Oo Khubad Layaab Leh U Jeediyey Wufuudii Kasoo Qaybgalay Shirka Caalamiga ah ee Somaliland Qabatay.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Gudoomiyeha Ku Meelgaadhka Ee Xisbiga Waddani Oo Khubad Layaab Leh U Jeediyey Wufuudii Kasoo Qaybgalay Shirka Caalamiga ah ee Somaliland Qabatay.

Gudoomiye C/qaadir Jirde Ayaa Khudbad Dheer Oo Luuqada Englishka ah Kagaga Waramay Horumarka Ay Somaliland Samaysay ee Ay mudan Tahay In Lagu Aqoonsado.