Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Daawo:- “Mar Hadday Joogsatay Oo Asxaabtii La Baabiiyay Shir-Beeleed Ayaanu Ku Dhawaaqaynaa” Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Xusee ayaa sheegay in mar haddii lagu heshiin waayay dumuquraadiyadii in uu ku dhawaaqayo shir-beeleed. Waxaa uu sheegay Faysal haddii doorasho dhici waydo in dalkani aanu jiray, hadalkan ayaa faysal ka jeediyay goob loogu wan qalayay xidhibaan u taagnaa golaha wakiilada in uu iska sharaxo.

Faysal ayaa sheegay in uu islahaa Muuse wuu waayo arkay 27sanno ee hore waa sidda uu yidhiye :-

Halkan ka Daawo:-

%d bloggers like this: