Daawo:- Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Sayniska Somaliland Oo Si Hufan Ugu Hadashay Deeqdii Waxbarasho Ee Itoobiya.

Hargeisa(GNN):-Masuuliyiinta ugu saraysa wasaaradda waxbarashadda Somaliland oo uu hormood u yahay Wasiir Faratoon ayaa ka hadlay deeqdii waxbarsho ee Itoobiya.