Halkan Ka Daawo-Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Maanta Gobolada Dalka Ka Bilowday Dhegaysiga Dacwadaha “Maxkmada Guur Guurta”.

TogdheerGNN):-Maxkamada Sare ee Dalka Somaliland Ayaa Maanta Bilowday Ka Garnaqa Dacwadaha kala Duwan ee Dalka, Waxaan Maxkamadu Fadhiyo Dacwadahaasi Ah Ka Bilowday Maanta Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
Kormeerkan Maxkamada Sare U Marayso Gobolada Barri Ayaa Waxaa Hogaaminaya Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Mudane Garyaqaan Aadan Xaaji Cali.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkan Oo Faahfaahsan.