Khudbad Ku Taxaluqda Marxaladihii Dalka Somaliland iyo Dadaalka Shacabku Sameeyey Oo Ka Jeedyey Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada jsl.

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Daawo Khudbad Ku Taxaluqda Marxaladihii Dalka Somaliland iyo Dadaalka Shacabku Sameeyey Oo Ka Jeedyey Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada jsl.

Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle Ku Xigeenka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Shacabka Xasuusiyey Dadaalkii Loo Soo maray Guulaha Ay Somaliland Ku Talaabsatay.