Xukuumada Oo Ku Dhawaaqdey Wakhtiga Ay Hargeysi Biyo Helayso + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Wasiirka wasaarada biyaha

Somaliland Md Saleeban Cali Koore oo maanta hor tagay golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyey in magaalada Hargeysa ay biyo heli doonto sanadka soo socda ee 2019

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan