Yaa Ex Maayar Maydhane Ku Qanciyay Inuu Iscasilo.

Lkn shacabka reer borama waxay aad uga boodsanayeen wasiir saajin iyo Axmed sh cali ayaanle oo lagu bartey iney caan ku yihiin qabyaalada

Wafdigii uu horkacayey wasiir ku xigeenka   Wasaaradda Arrimaha gudaha ,maxamed Muuse Diiriye ayaa ku qanciyey Ex maayar maydhane inuu is casilo.

Inkastoo madaxweynuhu ku soo darey wasiir ku xigeenka maxamed Muuse Diiriye dad isku hayb ah oo ay ka xanaaqeen bulshada reer borama hadana waxay ku liqeen wasiirka oo ahaa shaqsi ka soo baxay masuuliyadiisii loo idmadey.

Lkn shacabka reer borama waxay aad uga boodsanayeen wasiir saajin iyo Axmed sh cali ayaanle oo lagu bartey iney caan ku yihiin qabyaalada,kala qaad qaadka dadka reer borama taas baana keentey iney ka shikiyaan waftiga uu madaxweynuhu u soodirey borama

Masuulyiintan dawladda Dhexe