Daawo :- Khudbadii Ilhan Omar Oo Ku Guuleysatay Aqalka Hoose Ee Congress-Ka Maraykanka Ay Jeedisay Iyo Dabaal Degii Ay Sameysay

USA (Ilays-News):- Gabadha Soomaaliyeed ee Ilhan Omar ayaa waxaa ay si rasmi ah habeenkii xalay aheyd ay ku guuleysatey qalka Hoose ee Congress-ka Dalka Mareykanka waxaana  ay khudbad  u jeediyey taageerayaashii soo doortey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/dkehsasLpfI

GABILEY.NET