Agaasimihii Cadaalada Oo Cadeeyey Sababtii Uu Isku Casilay “ Waa Dawlad Ciil Qabayaal Ah ..” + [ Muuqaal ]

Burco (GNN):- Agaasimihii Wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud  oo maanta ku dhawaaqey  in uu iska casilay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa cadeeyey sababtii ku kaliftey  in uu xilkaas iska casilay

Agaasimaha ayaa   sheegay in sababta ku kaliftey in uu is casilo ay tahay  nidaamka dawlad nimo ee dalka maanta ka jira oo ah nidaam askari ah  oo aan laheyn dhaqankii iyo hibadii dawlad nimo lagu yaqaaney , isla markaana talada dalka ay gacant aku hayaan Koox ku sheegay in ay yahiin Ciil qabayaal

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILAY.NET