Daawo :- Aragtida Reer Hargeysa Ee Dib U Dhaca Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deeganka

Hargeysa (GNN):- Shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay arigtidooda ka dhiibteen dib u dhaca doorashada ee golayaasha wakiilada iyo deeganka waxaana ay shacabka qaarkood sheegen in golayaasha wakiiladu oo sharci dajintii dalka ah ay iyagu muddo badan sharci daro meesha ku fadhiyaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/BUQy4-m6Q18

GABILEY.NET