Daawo“ Astaamihii Kali Taliyaha Ayaa Dalka Ka Muuqda…” Xoghayaha Xisbiga Waddani

Hargeysa (GNN):- Xoghayaha xisbiga Waddani oo maanta xarunta guud ee xisbigaasi Hargeysa ku leeyahay warbaahinta kula Hadley waxaa uu sheegay in dawlada cusub ee talada Somaliland haysa ay ka muuqato astaamihii hogaamiyaha kaligii taliyaha ah Xoghayaha ayaa dul istaagey qodobo uu u soo qaatey in qofka kaliga taliyaha ahi uu sameeyo una ah dariiq uu soo maro.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/Ct6FTmn06EE

GABILEY.NET