Daawo Ciidanka Booliska Magaalada Burco Oo Burburiyey Khamri Tiro Badan Oo Maxkmadu Xukun Ku Riday

Burco (GNN):- Ciidanka Booliska gobalka Togdheer , gudaha maxkamada gobalka Togdheer 439 dhalo oo khamri ah , waxaana ay maxkamadu ku xukuntey laba eedeysane oo khamrigan lagu qabtey min saddex sanno oo xadhig ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET