Daawo“ Dalkii Qoqob Ayaa Ka Dhacay …” Fanaan Maxamed BK

Burco (GNN):- Fanaanka Maxamed BK Oo ku sugan magaalada Burco ayaa waxaa uu ka war bixiyey ujeedka safaro uu ku maraayey qaar ka mid ah gobalada Dalka oo uu dadka kaga wacyi  galinaayey qabyaalada.Fanaanka ayaa sheegay in Somaliland maanta qoqob ka dhacdey taas oo ay dadkiina qeybyalaadi ka dhigteen wax ay si rasmi ah ugu dhaqmaan waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET