Daawo :- Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Reer Oodweyne ..” Shacabka Reer Oodweyne Waa Dad Gob Ah …”

Oodweyne (GNN):- Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland ayaa maanta gaadhey magaalada Oodweyne halkaas oo si  balaadhan loogu soo dhaweeyey .Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyey shacabka reer Oodweyne waxaana uu sheegay in uu oodweyne  iyo deeganada ku dhaw dhaw ku bixin doono mashaariic  Ku  bixi doonto lacag ka badan 3 Milyan oo Dollar,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/OtfbxvRbwPA

GABILEY.NET