Daawo :- Kominshanka Dorashooyinka Oo Su,aalihii Warbaahinta Ka Cararay.

Hargeysa (GNN):- Guddida Doorshooyinka Somaliland oo maanta warbaahinta u shaaciyey in ay doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa bilowga sanadka 2019 aaney dhaceen , ayaa su,aalihii ay warbaahintu weydiin laheyd ka cararay isla markaana warbaahinta aan ka ogolaan wax su,aalo ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/MJgy-HvxB4Y

GABILAY.NET