Ceel Afweyn (GNN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta booqasho iyo kormeer ku tagay dhismaha wadada Ceerigaabo ilaa Burco , waxaana uu madaxweynuhu sheegay in xukuumadiisu ay wax ka qaban doonto baahiyaha waddo la,aanta ee guud ahaan dalka ka jirta,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/VAMNXUsKmPc
GABILEY.NET