Gabiley(GNN)Maalinba Maalin Waxa Soo Badanaya Dhismayaasha Iyo Bulshada Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka,Waxana Sii Kobcaya Tiriada Bulshada Waxa Jira Dad Muxsiniina Oo Illaahay Dartii Uhirgalinaya Masaajido Lagu Cibaadaysto Si Loo Xoojiyo Hanaanka Lagu Doonayo In Qofkasta Uu Xaq Uleeyahay In Loo Yagleelo Goob Uu Ku Cibaadaysto Oo Uu Illaahay Kula Xidhiidho,Siraad Waceys Cali Waa Hooyo Ka Soo Jeeda Gobolka Gabiley Waxey Si Iskeeda Oo Aany Cid Kale La Wadaagin Ay Xaafada Laak Barako Ee Waqooyiga Magaalada Gabiley Ka Dhistay Masaajid Cusub Oo Loo Bixiyay Bilaal, Dhulka Laga Dhisay Masaajidka Waxa Mulkiyadiisa Laheyd Siraad Waceys Dhismaha Masaajidkana Waxa Sido Kale Maalgalisay Siraad Waceys Cali Oo Bulshada Ka Codsatay In Ay Ugu Duceeyaan In Illaahay Miisaanka Xasanaadka Ugu Darro,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Maamulka Gobolka Iskuduwaha Wasaarada Diintiyo Awqaafta Culimada Waaweyn Ee Gobolka Gabiley Musheekh Ka Socotay Gobolada Dalka Gudida Wanaag Farista Iyo Xumeen Reebista Iyo Bulshada Xaafada Laakbarako Oo Kaso Qaybgalay Munaasibad Lagu Daah Fureyay Furitaanka Masiijidka Cusub Ee Bilaal Ayaa Dhamaantood Siraad Waceys Cali Waxey Illaahay Uga Baryeen In Miisaanka Xasanaadka Uu Ugu Daro Ajarka Iyo Darajada Ay Shaqeystay Iyago Cimri Dherar Iyo Caafiamad Qabna Illaahay Uwaydiiyay,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET