Daawo Somaliya : Xildhibaan Saaka La Isku Daayey In Gadhigiisa Lagu Qarxiyo Oo Ka Hadley Qaabkii Uu Uga Bad Baadey

Moqdisho  (GNN):- Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka mid xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya ayaa saaka ka bad baadey qarax loogu xidhay gaadhigiisa waxaana uu ka war bixiyey qaab kii uu qaraxaas uga bad baadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET