Daawo Suldaan Maxamed Cabdi Qaadir Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Buuga Uu Qoray Wasiir Gari Barwaaqo

Hargeysa (GNN):- Suldaan guud ee Beelaha Ciidagale Sul Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka hadlaayey madal lagu soo bandhigaayey halgankii Sayyid Maxamed Cabdile Xassan oo magaalada Jig Jiga  Ka Dhacdey ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey Buuga uu qoray wasiir Guri Barwaaqo kaas oo uu sheegay in waxyaabo aanu geyin Sayyidku lagaga sheegaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/k6ydL1XCe_A

GABILEY.NET