Daawo Wasiir Guribarwaaqo Oo Shaaciyey Sababta Uu Dacwada Uga Gudbiyey Telefishanada SAAB Iyo STAR

Hargeysa GNN):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey sababta  uu dacwada uga gudbiyey telefishanada Saab Tv Iyo Star Tv  , waxaana uu sheegay in ay warar aan anshaxa saxafadeed aan ku jirin ay ka  gudbiyeen   jabhada Taliye Caare.Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in hadii wariye  war khaldan uu sameeyo aan la xidhi doonin wariyaha balse Tifatiraha iyo mulkiilaha  goobta warbaahineed ee uu warka ka sii daayey lagala xisaabtami doono.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/noKJB0g7Hl0

GABILEY.NET