Hargeysa GNN):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey sababta uu dacwada uga gudbiyey telefishanada Saab Tv Iyo Star Tv , waxaana uu sheegay in ay warar aan anshaxa saxafadeed aan ku jirin ay ka gudbiyeen jabhada Taliye Caare.Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in hadii wariye war khaldan uu sameeyo aan la xidhi doonin wariyaha balse Tifatiraha iyo mulkiilaha goobta warbaahineed ee uu warka ka sii daayey lagala xisaabtami doono.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET