Mid kamid ah wadamada Muslimiinta ayaa lagaga tukaday Salaatul Jinaasa weriyihii dhowaan ay boqortooyadda Sucuudigu dishay ee Jamaal Khaashuqji .Masaajidka caanka ah ee Maxamed Al-Faatix ee magaaladda Istanbul oo ah caasimadda dalka Turkey-ga ayaa lagaga tukaday weriyahaasi Salaadii Jinaasadda oo ahayd Salaatul Qaa’ib.
Waxaana goobtaasi salaada ku tukaday dad aad u tiro badan oo u dhashay dalka Turkey-ga .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET