Hargeysa (GNN):- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay mar kale si adag uga hadleen dacwad uu wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ka gudbiyey telefishanada SAAB Iyo STAR waxaana ay sheegen in wasiirku uu wado ficilo lagu cabudhinaayo saxaafada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET