Daawo Dayaca Iyo Muuqaal Xumada Ka Muuqata Deyrka Xarunta Labaad Ee Dhaqaalaha Somaliland Ka Soo Xaroodo.Iyo Maamulka Kastamkaasi Kalabeydh Oo Musuq Maasuq Lagu Eedayay.

Gabiley(GNN)Shabakada Gabileynews Iyado Ukuurgalasa In La Helo Xaqiiqooyinka Dhabta Ah Ee Ku Gadaaman Deegaanka Kalabeydh Ee Gobolka Gabiley Waxaan Usocdaalnay Magaalada Yar Ee Kalabeydh,Indhahayagu May Jecleysan Muuqaalka Guud Ee Deegaanka,Waxana Laga DHeeahanayay In Gabi Ahaanba La Ilaaway Adeega Bulshada Sida Caafimaadka Waxbarashada Faya Dhawrka Nadaafada Iyo Guud AHaanba Adeegada Aasasiga U Ah Nolasha Aaadamaha,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/IOx6idErpcc

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)