Hal Arin Oo Uu Sheegay Madaxweyne Biixi Inay Gobalka Sanaag Gobalada Kale Dheertahay “ Ceerigaabo Faanka Waan U Ogolahay ..” + [ Muuqaal ]

Ceerigaabo(GNN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag .Madaxweynaha  ayaa khudbad  u jeediyey shacabkii soo dhaweeyey waxaana uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey arimo uu sheegay in gobalka Sanaag ay gobalada kale dheertay , waxaana madaxweynuhu sidoo kale  sheegay in reer Ceerigaabo uu faanka u ogol yahay

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/Om6S4ANNVKk

GABILEY.NET