Kenya-Shir Balaadhan Oo Lagaga Hadlayey Maalgashiga Kala Duwan ee Somaliland Oo Lagu Qabtay iyo Madaxda Ka Qayb Gashay.

Nairobi(GNN):-Shir lagaga hadlayo maalgashiga somaliland ayaa ka furmay dalka kenya Magaalada nayroobi kaasi  oo uu hormood ka ahaa safiirka somalilad ufadhiya kenya Baashe cawil waxaana  kasoo qaybgalay wasiiro iyo xubno kale oo socday xukuumada somaliland iyo shirkado caalami ah oo kala socday ganacsato iyo wadamo shisheeye.

Halkan Ka Dheeho Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.