“ Kuwani Waa Kominshan Liita ..” Muj Cali Guray Oo Si Adag Uga Hadley Dib U Dhaca Doorashooyinka + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Siyaasi Cali Guray ayaa waxaa uu si adag uga Hadley dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee ay shalay ka dhawaaqeen kominshanka doorashoyinku,Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye  ayaa waxaa uu eedo culus u jeediyey xubnaha kominshanka doorashooyinka oo uu ku sifeeyey qaar liita oo aan shaqadooda aqoon

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/efwwvgnDltc

GABILEY.NET