“Madaxwaynuhu Ceerigaabo Ma Dhaafi Karo..” Xildhibaan Bulqaas + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xidhibaan Bulqaas oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland aanu qorsheysan inuu bari u sii dhaafo magaalada Ceerigaabo oo uu gaadho magaalada Badhan oo uu sheegay inay iminka iska maamulato maamulka Puntland

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET