” Reer Burco-ow Gobalka Naaguhu Waa Kee..”Maayar-Ka Ceerigaabo + [ Muuqaal ]

Ceerigaabo (GNN):- maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur oo ka hadlaayey madashii soo dhaweynta madaxweynaha Somaliland loogu sameeyey magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu ka jawaabey hadal dhawaan ka soo yeedhay Maayarka Burco .Maayarka Ceerigaabo ayaa Maayarka Burco weydiiyey gobalka naagaha mar hadii uu burco ku sheegay gobalka Ragga .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/Fr1nof6ay1g

GABILEY.NET