Waxa goor dhoweyd wadada isku xidha Hargeysa iyo Gebiley ka dhacay shil gaadhi, kaas oo uu ka dhashay khasaare dhaawac u badani.

Shilkan ayay ku dhaawacmeen ilaa 9 gaal qof, waxaana shilkani ka dhashay gaadhi noociisu yahay Dhayne, kaas oo ka yimid degaanka Arabsiyo ee Galbeedka magaaladda Hargeysa .

Gaadhigan ayaa dhacay kadib markii uu hor cararay neef geel ahi, kaas oo uu darawalku isku deyey in uu ka badbaadiyo ,waxaanay taasi keentay in gaadhigaasi dhaco.

Gaadhigan waxa u gurmaday oo goobta gaadhey ciidamada Dab-damiska Somaliland oo toosiyey, sidoo kalena dadkii dhaawaca ahaa geeyey dhakhtarka.

Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, child and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and nature
Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, mountain, child, outdoor and nature
Image may contain: outdoor