“ Shirkada Telesom Ha Loo Ogolaado Xadhiga Interner-ta Ee Viper Optic-ga ..” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]

Hargaysa(GNN) Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Siyaasi Ramaax ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay  gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Md Axmed  Cabdi Dheere kaas oo eedeymo u jeediyey Gudoomiyaha UCID Faysal C Warabe

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/y9laQp9FRh0

GABILEY.NET