Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Ceerigaabo Ka Baxay Iyo Halka Ay U Jiheysteen .

Ceerigaabo (GNN):- Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland oo muddo laba cisho ah ku sugnaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag ayaa saaka ka soo  Baxay Ceerigaabo .

Waftiga Madaxweynaha ayaan u bixin bariga gobalka Sanaag oo dadku is weydiinaayeen in uu madaxweynuhu tagi doono

Waxaana waftigu ay dib ugu soo noqdeen wadada Ceerigaabo Burco ilaa   iyada oo la filaayo inuu madaxweynuhu dib ugu soo noqdey magaalada Hargeysa safarkiisii bariga na uu sidaas u soo gabo gabeeyo

%d bloggers like this: